Wasiiro Ka Tirsan Xukuumadda Madaxwayne Siilaanyo Oo Dhibsaday Su’aalo Ay Warbaahintu Ku Boobeen Kana Muquurtay Inay Ka Jawaabaan

0
952

Hargeysa, (HargeisaPress) — Wasiirka Macdanta iyo Tamarta Somaliland Xuseen Cabdi Ducaale iyo wasiir ku xigeenka Maaliyadda Somaliland ayaa maanta mar ay hor tageen golaha wakiilada Somaliland isla markaana ay xildhibaanadu wax ka waydiiyeen arrimo la kala xidhiidha sahaminta Shiidaalka iyo waliba Sicir bararka dalka taagan ayaa markii uu soo dhamaaday kulankii ay la yeesheen xildhibaanadu waxa ay warbaahintu isku dayday inay wax ka waydiiso su’aalo la xidhiidha mawduuca ay golaha wakiiladu ugu yeedheen balse wasiiradda ayaa dhibsaday su’aalahaasi waxaana ay ka maquurteen inay ka jawaabaan iyaga oo markiibana fuulay gaawaadhidoodii.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here