Wasiirka Xanaanada Xoolaha Somaliland Oo Faah-faahin Ka Bixiyey Caways Laga Keenay Dalka Dibadiisa Iyo Waxa Loogu Talo Galay

0
1146

Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasiirka Wasaarada Xanaanada Xoolaha Somaliland Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa faahfaahin ka bixiyey Caways laga keenaya dalka dibadiisa oo laga dhex beeray xayndaabka wasaaradda Xanaanada Xoolaha Somaliland kaas oo loogu talo galay xoolaha ay abaartu saamaysay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here