Wasiirka Waxbarashada Somaliland Oo Eedaymo Usoo Jeediyey Guddiga Komishanka Qaranka Somaliland Iyo Nuxurka Qodobada Uu Ku Eedeeyey

0
1032

Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasiirka wasaaradda Waxbarashada Somaliland Cabdilaahi Ibraahim Habbane ayaa eedaymo usoo jeediyey guddiga Komishanka qaranka Somaliland,isaga oo ku eedeeyey inaanay bulshada gobolka Awdal siinin wax wacyigalin ah oo ku qaabsan qaadashada Kaadhadhka codbixyayaasha,sidoo kalena waxa uu sheegay in dadkii ay ku dhiibaataysan yihiin qaadashii kaadhadhka oo guddigu isdaba marin halka goobaha ah sameeyey.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here