Wasiirka Sacad Cali Shire Oo Wakiil Sharafeed Somaliland u Fadhiyi doona Dalka Finland U Magacaabay Samia Muse

0
1899
Samia Muse

Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasiirka wasaaradda arrimaha dibada Somaliland Dr Sacad Cali Shire ayaa Wakiil Sharafeed Somaliland u Fadhiyi doona Dalka Finland U Magacaabay Samia Muse oo ka mida qurba jooga Somaliland ee ku dhaqan Wadanka Finland.

Sidana waxa lagu sheegay War-saxaafadeed maanta ka soo baxay xarunta Wasaarada Arrimaha Dibada Somaliland. kaas oo u dhigna sidan hoose:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here