Wasiirka Ciyaaraha Oo Shahaado Sharaf Ku Maamuusay Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Deegaanka Burco

0
1600

Hargeysa , (HargeisaPress) —Wasiirka Wasaarada Ciyaaraha Somaliland  Boos Mire Maxamed  Oo Abaal Marinayay Badhasadda Gobolaada Soomaliland Ee Ay Ka Qabsoomeen Koobkii Bisha Barakaysan Ee Ramadaan,Ayaa Waxa Shahado Sharaf Lagu Maamusay Xildhibaan Mubaarg Bidhi Oo Ka Mida Golaha Deegaanka Burco Ee Gobolka Togdheer,

Wasiirka Ciiyaraha Soomaliland  Boos Mire Mire Maxamed Ayaa ku Sifeeyay Xildhibaan Mubaarig Bidhi Takuulaynta Iyo Dhiirigalinta Dhalinyaradda Soomaliland Meelkasta Oo Ay Jogaan Siido Kale Waxa Uu Tilmaamay Wasiirku Inuu Ka Suntanyahay Xildhibanada Kale,

Xildhibaan Mibaarig Bidhi Ayaa Qayb Ka Ahaa Olale Wasarada Ciyaaruhu Ku Qabanayeen Goboladda Koobka Bisha Barakasysan Ramadaan, Oo Badiba Ka Fulay Badiba Goboladda Somaliland, Xildhibaan Mubaarig Bidhi Ayaa Wasiirka Wasarada Ciiyaraha

Uga Mahadnaqay Shahado Sharaftan U Gartay Wasiirku Kuna Maamustay Wasarada Ciiyaraha Waxana Uu Sheegay Inuu Markasta La Barbar Taagnaanayo Dhalinyarada Hiil Iyo Ho Isla Markaana Uu la Shaqaynayay Tan Iyo Intii  Dalka Dib Ugu Soo Laabtay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here