Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Ka Warbixiyey Kulan Uu La Qaatay Waalidiinta Dhalay 20 Hablood Oo Qurba-joog Ah Oo Laamaha Amaanku Xidheen

0
1067

Hargeysa, (HargeisaPress) —Wasiirka wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland yaasiin Maxamuud Xiir “Faratoon” ayaa ka warbixiyey kulan ay la qaateen Waalidiinta dhashay 20 Hablood oo saraakiil Ingiriiska ka socday iyo  ciidamada Boolisku goor habeenimo ah kala baxeen dugsi Waxbarasho oo ay dhigan jireen.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here