Wareysi: Gudoomiye Sharmarke Oo Ka Waramay Ujeedooyinka Socdaalka Ay Ku Joogan UK

0
217

London,(HargeisaPress) —Gudomiyaha Hay’adda Shaqalaha Dawladda Somalliland Sharmake Axmed Muxumed ayaa Waraysii Siiyay Tvga Qaranka Somaliland Isago Ku Sugan Magaalada London ee Boqortoyada Waddanka Ingiriiska.

Gudoomiye Sharmarke ayaa ka waramay ujeedooyinka socdaalka Hay’adda Shaqaalaha Dawladda iyo Machadka Tababarka Shaqaalaha Dawladdu ku joogaan dalka UK .

LEAVE A REPLY