Waraysi dhinacyo badan taabanaya oo lala yeeshay Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland

0
879

Hargeysa, (HargeisaPress) –Guddoomiyaha golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan oo lala yeeshay warasyi xaasaasiya oo dhinacyo badan taabanaya ayaa waxaa uu kaga hadley arrimo door ah oo ay ka mid yihiin qabsoomida Doorashooyinka Wakiilada iyo Deegaanka iyo Saami qabsiga kuraasta, Shir beeleedyada, Isbedelada ka socda wadamada Geeska Afrika iyo hogaaminta Madaxweyne Muuse Biixi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here