Wakiillada Oo Su’aalo Waydiiyey Wasiirrada Xukuumadda Ee Heshiiskii DP World Iyo Itoobiya Ka Shaqeeyay

0
1079

Hargeysa, (HargeisaPress) —Xildhibaannada Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa Maanta Su’aalo waydiiyey Wasiirrada Xukuumadda ee ka shaqeeyay Heshiiska Saddex Geesoodka ah ee ay dhawaan wada galeen Somaliland, DP World iyo Dawladda Itoobiya.

Xildhibaannada ayaa su’aalaha ugu badan waydiiyey Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire, su’aalahaasi oo ku aaddanaa Heshiiska Saddex geesoodka ah.

Daawo Warkaasi oo Muuqaal ah

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here