Waftigii Cuslaa Ee Ka Socday Dawlada Jabuuti Oo Kormeer Ku Tagay Taliska Guud Ee Ciidanka Booliska Somaliland

0
958

Hargeysa, (HargeisaPress) —Waftigii cuslaa ee ka socday dawlada Jabuuti isla markaana socdaalka ku yimi magaalada Hargeysa ayaa maanta kormeer ku tagay taliska guud ee ciidamada booliska Somaliland.

Waxaana waftigan soo tusay  maanta taliska guud ee ciidamada booliska Somaliland wasiirka arriamaha gudaha Somaliland Yaasiin Maxamuud Xiir “faratoon” taliyaha guud ee ciidamada Booliska Sareeye guuto Cabdilaahi Fadal Imaan iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan xukuumadda Somaliland.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here