Wafti Ka Socda Dawlada Itoobiya Oo Maanta Gaadhay Dekeda Magaalada Berbera Iyo Nuxurka Kulan Ay La Qaateen Maareeyaha Dekeda Magaalada Berbera

0
1134

Berbera, (HargeisaPress) —Wafti ka socday dawlada Itoobiya ayaa maanta gaadhay magaalada Berbera,waxaana ay tageen dekeda magaalada Berbera iyaga oo kulan la qaatay maareeyaha dekeda magaalada Berbera.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here