Waa Khalad In Taliyaha Booliska iyo Wasiir Xirsi Horjoogsadaan Sii Daynta Maxkamada ee Maxamed Nuur iyo Cabdishakuur Abiib Oo Dambi Lagu Wayaay Xukunkiina dhameystey

0
897

Waxeynu wada ogsoonahay,in dhalinyaro Reer Gabiley ahi ku xidhan yihiin Mudo shan sano ah Xabsiyada dalka cadayn la,aan yo dambi aanay iyagu,gaysan islamarkaana aanay ogayn cid geysatey iyo sida uu ahaa dambigaasi balse loo xidhay in ay la socdeen shakhsiyaad lagu tuhmay dambi waxaana la horgeeyay mudo shan sano ka hor ah Maxamkada taas,oo Maxakmadu bilaa markhaati,iyo cadayn la,aan  xukuntey,haseyeshee markii ay xukunkaasi ka qaateen rafcaan ay Maxakmadu shantaa sano oo wax dhiman xukuntey xukunkaas oo ay dhameysteen laakiin Markii Maxkamadu ooda ka qaadey una soo celisay xoriyadoodii,ay Taliyaha Ciidanka Booliska iyo Wasiirka Madaxtooyadu horjoogsadeen in lasii daayo taas, oo aan la garaneyn sababta kaliftey in ay diidaan in lasoo daayo,miyaanay godob ku aheyn oo aanay hadhow mustaqbalkooda ka

filaynin in sigaar ah loogucalaamadiyo in ay meel kaga dhacayaan xuquuqdooda balse,dad badani ma fahmin in arimahan ujeedo gaar ah loogu leeyahey Gabiley in dadkeeda Xukuumadu sigaar ah u cadaadiso,waxaan leeyahey waa arimaha ay Gabiley sida gaarka ah xiliga xukuumadan uga tirsaneyso ee loo badheedhayo,waxaanu uga fadhinaa xukuumada in ragaasi kuwii la dhashey ciidamada boolisku ku toogteen gabiley laakiin iyaga cadaadis gaar ah lagu hay,gabagabadii waxaan usoo jeedinayaa in labadaa masuul looga fadhiyo in ay noo cadeeyaan,cadaawada ay u qabaan in dhalinyar aan wax dambiya lagu cadeyn oo maxkamadii sii detysay in gaar u ah oo aan lagaga hadhi doonin.

 

Maxamed Xasan Muxumed Cali

Gabiley Somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here