Telefishinka Aljazeera Oo Caawa Baahiyey Barnaamij Waxyeelo Ku ah Danaha Somaliland Iyo Shirkadda DP World.

0
1140

Telefishanka Al Jaseera Qaybtiisa Carabida Ayaa Caawa Baahisay Muqaal Lagu Xasaradaynayo Heshiiska Shirkada Dp World Iyo Xukuumada Somaliland Waxana Barnaamijkaas Laga Soo Maleegay Magaalada Muqdisho Ee Caasimada Dawlada Iskeed Isu Maamuli Kari Wayday Ee Somaliya Waxana Barnaamijka Ka Buuxay Ficilo La Iskaga Hor Keenayo Shacabka Somaliland Iyo Xukuumadooda Sharafta Leh Ee Hadh Iyo Habeen U Heelan Horumarka Qarankooda .

DAAWO ALJAZEERA OO SO BANDHIGTAY DAGAALKA DEKADAHA

https://www.youtube.com/watch?v=8e9gzZGi5mw&feature=youtu.be

Si Kasta Oo Siyaasiyiinta Somaliya Ugu Mashquulaan Burburinta Iyo Borobogaandada Horumarka Muuqda Ee Somaliland Ku Talaabsatay 28 Kii Sano Ee Ay Kasoo Maqneyd Marnaba Umaba Suura Geli Doonto Inay Iska Hor Keenaan Shacabka Khibrada Badan Ee Somaliland Iyo Dawladooda .Xisbiyada Mucaaridka Somaliland Waxaan Kula Talinaya Inaanay Marnaba Dheg U Jalaqsiin Borobogaandooyinka Muqdisho Laga Soo Maleegayo .

Nuur Cali Maxamed

G.E Of 18maynews .

LEAVE A REPLY