Sucuudiga Oo Diyaarad Khaasa Ku Maamuusay Waftigii Madaxwayne Kuxigeenka Somaliland.

0
730

Riyad, (HargeisaPress) —Dalka sucuudiga ayaa meeqaab sare ku qaabiley Wefti uu hogaaminayo Madaxwayne kuxigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici iyo Xubno la Socday.

Sidoo kale Dalka sucuudiga ayaa Diyaarad khaasa ku maamuusay waftigan iyo baratakool sare oo ay siiyeen

Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here