Somaliland: Wasiirka Warfaafinta oo shir Jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ku shaaciyay in maanta la saxeexay xeer nidaamiyaha xeerka saxaafadda

0
880

Hargeysa, (HargeisaPress) — Wasiirka wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta ee JSL Md Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse oo maanta shir Jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa shaaciyey in maanta la saxiixay xeer nidaamiyaha xeerka saxaafadda Somaliland (Xeer NO.27)

 

HALKAN KA DAAWO

 

 

Hargeisa Press News Desk — Hargeysa

hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here