Somaliland Oo Si Kulul Uga Hadashey Cuno Qabateynta Hubka Somaliya Laga Qaadayo Kuna Baaqdey In Aan Laga Qaadin

0
811

Hargeysa, (HargeisaPress) —“Maanta Waxaa  laga hadlayaa oo weyn in Qaramada Midoobey la geeyey qaraar lagu leeyahay cuno qabateyntii hubka  ha laga qaado Somaliya , arintaasi waa wax lala yaabo  Somaliya iyo Somaliland hub maanta lagu soo kordhiyo uma baahna , waayo hubka yaala ayaa Africa qeyb dhan oo ka mid ah bur burin kara , arintaas looma baahna Somaliland na waa In ay arintaas door weyn oo siyaasadeed ay ka sameysaa , Shacabku waa in uu ka mudaharadaa arintaas , Dawladaha arintaas dabada ka wada waa dawlado aan u tudheen magaca Soomali ba  , arint”aasi waa dhib hor leh oo ku soo korodhay Gobalka ,xaaaduna faraha ayey ka baxeysa”  Ayuu yidhi  Wasiirkii Hore Arrimaha Dibeda Somaliland Claahi Maxamed Ducaale.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here