Somaliland oo qalab shidaalka lagu baadho heshay

0
1059

BERBERA, (HargeisaPress) — Shidaalka soo gelaya Somaliand oo lagu shubo haamaha keydka shidaalka ee berbera ayaa dhowaan waxaa loo keenay sheybaar lagu hubiyo tayada shidaalka.

Weriyaha BBC ee Hargeysa Axmed Saciid Cige oo dhawaan hawl shaqo u tegay magaalada Berbera ayaa wuxuu tegay xarunta haamaha shidaalka, wuxuuna ka wareystay maareeyaha waaxdaasi Saleemaan Saciid Cali, shaybaadhkaasi iyo sicirka shidaalka oo caalamkii ka jabay laakiin qaali ka ah somaliland.

berbera_petrol_center_640x360_bbc_nocredit

ugu horeyna wuxuu weydiiyay bal inuu tafaasiil ka bixiyo sheybaarka shidaalka iyo meesha ay ka keeneen?

 

HALKAN KA DHAGAYSO WARGEYSIGA…

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here