Somaliland Maxay ka tidhi Safarka Nicholas Kay ee Hargeysa

0
1138

Danjire Nicholas KayHargeysa,(HargeisaPress) — Xukuumadda Somaliland ayaa soo dhawaysay Dan-jiraha gaarka ah ee Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabbilsan arrimaha Soomaalida Nicholas Kay oo maanta booqasho ku yimi Caasimadda Hargeysa, waxaanay Xukuumaddu ka hadashay heerka xidhiidhka wada-shaqayneed ee ka dhexeeya Qaramada Midoobay iyo Somaliland.

 

Halkan Ka Daawo halkan hoose

 

 

 

 

 

 

 

Hargeisa Press News Desk — Hargeysa

hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here