Somaliland: Gobolada iyo Degmooyinka Dalka Oo Maalinta Berri ah Si weyn looga Ciidi Doona Munaasibada Ciidul Fidriga

0
1167

Hargeysa,(HargeisaPress) — Gobolada iyo degmooyinka dalka Somaliland ayaa maalinta Berri ah looga dabaal degi doonaa Munaasibada Ciidul Fidriga.

Wasiirka Diinta iyo awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed oo warbaahinta caawa la hadlayay ayaa sheegay in munaasibada ciidul Fidriga Maalinta berri ah looga dabaal degi doono dalka oo dhan.

Hargeisa Press News Desk — Hargeysa

hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here