Somaliland: Barnaamij Laga Diyaariyey Deegaan Ay Abaartu Si Xun U Saamaysay Oo Hadda Quruxdiisa Indhaha Laga Qaadi Karin Iyo Magaca Deegaanka Iyo Gobolka Uu Ka Tirsan Yahay

0
1488

Hargeysa, (HargeisaPress) —Deegaanka Saaxdheer ee Koonfurta gobolka Sool oo kamid ahayd deegaanada ay sida xun u saamaysay abaarta SIMMA ayaa waxa markii raxmaadka eebe ka hoorey waxa dib usoo noqday bilicdii iyo quruxdii uu lahaa deegaanku.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here