Shirwaynaha Beelwaynta Akishe/Gurre oo magaalada Jigjiga ka qabsoomaya oo saaka laga dareemayo samxadda dadka kasoo qaybgalay dhamaan Magaalada jigjiga

0
2097

Jigjiga(Hargeisapress)Shirwaynaha Beelwaynta Akishe/Gurre oo magaalada Jigjiga ka qabsoomaya oo saaka laga dareemayo samxadda dadka kasoo qaybgalay iyo guuxeedaba nawaaxiga dhamaan Magaalada jigjiga.

In beeli shirtaa waxay Maslaxad u tahay geedi socodka nabada iyo dhismaha bulshada waxaan rajaynayaa inaanay kaliya u kulmin mansab xilal ay reer ahaan helaan balse in bulshada inta tabaalaysay la caawiyo sidoo kale in deeganada miyiga ah la gaadhsiiyo waxbarashada iyo goobo caafimaad,Shirwaynaha #Beelwaynta Dirr #Akishegurre oo Maanta Magaalada jigjiga samxad galiyay waxaa la isaga Yimid Adis ababa ilaa Harta sheekha ilaa Gure dhaamoole,culumo iyo aqoonyahan salaadiinba waa isugu yimaadeen.

Suldaan Muxiyadiin odowaa Suldaan Abshir Xasan cali Suldaan Xasan Sh muxumed, Suldaan Yeeke Ugaas Macalin cabdi Ugaas Muxiyadiin sh ismaaciil Suldaan ismaaciil odowaa,Ganacsadde Khadar abdirashiid, ganacsade Mohamed libaax,ganacsadde mohamed mahdi  Wasiiro xildhibaano Odayaasha cuqaal aqoonyahano iyo shacab tiro badan oo isaga yimid ilaa Adis ababa ilaa wajaale.

HARGEISA PRESS OFFICE JIGJIGA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here