Shirkada SAGAL JET Oo Tartan Ciyaareed u Furay Dhalinyarada Degmada Wajaale

0
1420

Wajaale,(HargeisaPress) —Shirkada xayeysiisyada iyo boodhadhka casriga ah ee SAGAL JET Qaybteeda Wajaale ayaa Tartan kubada cagta ah u Furay Dhalinyarada Wajaale

Tartan ciyaareedkan oo  loogu magac daray ” Tartanka Kobcinta Ciyaaraha Dhalinyarada Heerka koowaad ”. Tartankan ayaa shirkaddu uga dan-leedahay dhiiri gelinta dhalinyarada iyo kor u qaadista is dhex galka Bulshada.

Halkan hoose ka daawo sawiradda

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here