Salaadiinta Ugaasyada Cuqaasha Dhalinyarta Beesha Akisho oo Codkeeduu dhawaaq dheer ku sheegay inay siiyeen Musharaxa xisbiga Kulmiye Muuse biixi Cabdi

0
1301
Salaadiinta Ugaasyada Cuqaasha Dhalinyarta Beesha Akisho oo Codkeeduu dhawaaq dheer ku sheegay inay siiyeen Musharaxa xisbiga Kulmiye Muuse biixi Cabdi

Suldaan Abshir xasan “codka akisho maanta waxay si buuxda ugu biiriyeen sidii mudane Muse biixi Dalkan hogaamiye uga noqon lahaa muuse waa nin lexo jeclo u qaba dadkiisa iyo dalkiisaba”

Suldaan Xasan sh muxumed “Muuse biixi ayaanu si buuxda u taageeraynaa ilaahayna haku guuleeyo waa nin maanta ku haboon”

Cheif caaqil Mohamud osman ducale ” xisbiga kulmiye ayay maanta akisho isla garatay inay codkooda siiyaan”

Cheif caaqil Qorane ” Muuse biixi madaxwaynaha mustaqbalka ayaan codka beesha akisho ku shubaynaa waxba yaan cidkale sawir waraabe u taaga la galin xisbiyadaa kale”

Xildhibaanka Guurtida Cabdikarin sh cumar ahmed “muuse ayaanu ka beel ahaan taageernay ilaahay haku guuleeyo”

Xildhibaan golaha deegaanka gabilay xil mahdi xaashi “codkayagu waa Kulmiye kulmiye kulmiye ”

Caaqil bashiir “xisbiga kulmiye ayaa sanadka guusha leh ”

Siyaasi Cali sheekh “codka beeshu waa kulmiye kulmiye sanadkan”

Aqoonyahan Ahmedyasin sh cumar ahmed “waxaa hubaal ah in nin dalka u damqanayaa maanta inoo muuqdo codkayaguna hanbo malaha si buuxda ayaanu usiinaynaa Muuse biixi cabdi:

1-suldaan Abshir xasan cali

2-suldaan xasan sh muxumed

3-cheif caaqil mohamud osman tutebeene

4-Cheif caaqil qorane

5-caaqil bashiir

6-caaqil xuseen dheere

7-caaqil dayib raage

8-caaqil darwiish

9-cali sh mahamed cabdi

10-xildhibaan cabdikariin

11-xildhibaan mahdi

12-Aqoonyahan Ahmedyasin sh cumar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here