Qoyskii Mujaahid Axmed jimcaale Oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Dhul Ay Lahayeen Oo Ciidanka Amaanka Burburiyeen

0
280

Hargeysa, (HargeisaPress) — Qoyska mujaahid Axmed Jimcaale ayaa cabasho xoogan ka muujiyey dhul ay sheegeen inay lahaayeen oo ay xukuumaddu xalay saqdii dhexe ciidan dul dhigtay xoogna ay kula wareegtay.

LEAVE A REPLY