Qoysas Reer Guuraa Ah Oo Abaaruhu Ku Heleen Banka Wajaale Oo Noloshooda Laga Deyrinayo Xukuumadana Ugu Baaqay Inay Kaalmo Soo Gaadhsiiyaan + Muuqaal

0
937

Gabiley , (HargeisaPress) — qoysas reer guuraa ahaa ayaa ay abaaruhu ku heleen banka wajaale, iyada oona noloshooda laga soo dayrinayo, waxaana ay qoysaskani qaylo dhaan u direen xukumadda Somaliland kana codsadeen inay kaalmo deg deg ah soo gaadhsiiso.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

 

 

 

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

hargeisapress@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here