Qaar Ka Mida Xildhibaanada Golaha Shacabka Somalia Dood Ka Yeeshay Wada-Hadalada Somalia Iyo Somaliland

0
2373

Mugdisho, (HargeisaPress) – Qaar ka mida Xildhibaanada Golaha Shacabka Somalia ayaa Telefishinka Goobjoog dood kulul oo ku saabsan Wada hadalada Somalia iyo Somaliland dhex dhigay Xildhibaan Guuleed Caydaruus Cige, Xildhibaan Dr. Cilmi Maxamuud Nuur iyo Xildhibaan Cabdifataax Ismaaciil Daahir oo dhamaantood ka soo wada jeeda Somaliland.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here