Nuxurka Khudbad Murashax Faysal Cali Waraabe U Jeediyay Tageerayaal Reer Axmed Dhagaxa Oo Ku Soo Biiray xisbiga UCID

0
1109

Hargeysa, (HargeisaPress) — Gudoomiyaha ahna murrashaxa madaxwayne ee xisbiga UCID ayaa madal ka dhacday magaalada Hargeysa oo xisbiga UCID kusoo dhawaynayey taageerayaal kusoo biirey ayaa waxa Waxyaalaha uu qaban doono hadii uu talada dalka ku guulaysto. Garabkii badbaada Waddani oo Ku Biiray UCID

Sidoo kalena waxa uu durey siyaasiyiinta iyo dhalinyarada aada magaalada Muqdisho ee Soamliya oo ku tilmaamay inay yihiin khaayimiin wadankooda qiyaamay.

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here