Natiijada Imtaxaankii Shahaadiga Ahaa Ee Somaliland Oo Lagu Dhawaaqay

0
1387

Hargeysa, (HargeisaPress) – Xafiiska Imataxaandka Qaranka Somaliland ayaa waxaa uu maanta si rasmi ah ugu dhawaaqay imtaxaankii shaahadiga ahaa ee fasalada 8 ee dugsiga dhexe iyo fasalka Afraad ee dugsiga Sare, waxaana uu shaaciyey ardeyda kaalmaha hore ka galay.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here