Madaxweyne Siilaanyo Oo Xadhiga Ka Jaray Dhisme Cusub Oo Lagu Soo Kordhiyay Miiska Saraakiisha Ee Taliska Ciidanka Milateriga Burco

0
1082

Burco, (HargeisaPress) — Madaxwaynaha Somaliland Mudane, Axmed Maxamed Siilaanyo oo maalmihii u dambeeyey ku sugnaa gobollada Bariga ayaa maanta xadhiga ka jaray dhisme cusub oo lagu kordhiyay miiska saraakiisha taliska ciidanka Milateriga Burco.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here