Madaxweynaha Somaliland Dalka Ku Soo Laabtay Iyo Warbaahinta Oo Ay La Hadleen Wasiirka Biyaha Iyo Gudoomiyaha Xisbiga UCID + SAWIRRO

0
1267

Hargeysa,(HargeisaPress) —Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi,  oo Isu-tagga imaaraadka carabta ugu baqnaa hawlo shaqo ayaa galabta dalka dib ugu soo laabtay, waxaana madaxweynaha madaarka ku soo dhaweeyey madaxweyne ku xigeenka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), Gudoomiyaha Kowaad ee golaha wakiilada Somaliland, Mudane Baashe Maxamed Faarax iyo masuuliyiin kale.

Iyadoo ay saxaafadda la hadleen wasiirka biyaha Mudane Saleebaan Cali Koore iyo gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID, Eng Faysal Cali Waraabe.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here