Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Oo Khudbadii Saalada Ciidal Adxa Kaga Hadlay Nabadda Somaliland Ka Hana Qaaday Iyo Doorashooyinka

0
1164

Hargeysa, (HargeisaPress) —Madaxwayne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil “Saylici” oo shacabka Hargeysa la tukaday salaadda Ciidal Adxaa ayaa waxa uu ka hadlay Nabadda Somaliland ka hana qaaday iyo doorashooyinka Somaliland kusoo foolka leh.

Madaxweyne ku-xigeenka oo khudad u jeediyay bulshada ayaa ugu hambalyeeyay munaasibada ciidal-adxa isagoo madaxweyne ku-xigeenkuna ILLAAHAY uga baryay mushtama reer Somaliland inuu u siyaadiyo nabadgalyada iyo xasiloonida isagoo ku dheeraaday muhiimada ay leedahay nabadgalyaddu kulana dardaarmay wakhtiga doorashada inay bulshadu ilaaliso nabada iyo xasiloonida dalka waxaanu yidhi “Waxaan hambalyo ballaadhan hawda u marinayaa dhamaan shucuubta islaamka gaar ahaan shacabka reer Somaliland meel kasta oo ay joogaan hambalyo.

HALKAN HOOSE KA DAAWO SAWIRRO

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

Follow us on Instagram: @Hargeisapress

Follow us on Twitter: @HargeisaP

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here