Madaxwaynaha Dalka Jabuuti Oo Maanta Xadhiga Ka Jaray Dhisme Lagu Soo Ururiyay Hay’adaha Maalgashiga

0
1193

Djibouti,(HargeisaPress) —Madaxwaynaha dalkaasi Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa xadhiga ka jaray dhisme si heer caalami ah loo dhisay oo lagu soo ururiyey hay’adaha maalgashi.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here