Maareeyihii hore ee Televishanka Qaranka Somaliland oo ka hadlay Xilka laga Qaaday

0
195

Hargeysa, (HargeisaPress) —Maareeyihii hore ee Televishanka qaranka Somaliland Muuse Faarax Jaambiir ayaa ka dareen celiyey xil ka qaadistii uu ku sameeyey wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Somaliland.

LEAVE A REPLY