Maamulka Gobolka Togdheer Iyo Taliska Ciidanka Booliska Oo Si Adag Ula Hadlay Waalidiinta Dhashay Dhalinyaro Koox-koox Isku Laysa Oo Xaalad Nabad Galiyo Darro Ka Wada Burco

0
881

Burco, (HargeisaPress) —Maamulka gobolka Togdheer iyo taliska ciidanka booliska gobolka Togdheer ayaa maanta kulan la qaatay qaar kamid ah waalidiinta dhashay dhalinyarada magaalada Burco,waxaana ay si adag ula hadleen waalidiintaasi iyaga oo sheegay inay gacan ku qaban doonaan dhalinyaradaasi koox kooxda isku laynaysa ee mudooyinkii u danbeeyey nabadgaliyo darada ka wada magaalada Burco.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here