Maamulka Gobolka Gabiley Oo Amray In Cashuurta Lagu Bixiyo Shilinka Somaliland

0
797

Gabiley , (HargeisaPress) —Badhasaabka Gobolka Gabiley Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax), ayaa Ganacsatada iyo Cashuur bixiyeyaasha gobolka Gabiley ku amray inay Cashuuraha ku bixiyaan Shilinka Somaliland.

Guddoomiyaha oo kulan la yeeshay Masuuliyiinta Laamaha Dawladda ee Gobolka Gabiley ayaa u soo jeediyey in dhammaan wixii Cashuur ah lagu qaado Shilinka Somaliland.

Daawo Warkaasi oo Muuqaal ah

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here