Hordhaca Barnaamijka Qanci Dadkaaga+Gudoomiyaha Maxkamadda Gobolka Maroodi-Jeex Oo Soo Bandhigay Dhacdooyin Naxdin Leh Oo Soo Maray Maxkamadda Iyo Dhalinyarada Oo Su’aalo Waydiiyey

0
1634

Hargeysa (HargeisaPress) —Daawadayaal waxaan halkan idinku soo gudbinaynaa hordhaca barnaamijka Qanci Dadkaaga ee ka baxa HCTV,waxaana todobaadkan ku marti ah wasiirka cadaaladda Somaliland Axmed Faarax Caddare iyo gudoomiyaha maxkamadda gobolka Maroodi-jeex garyaqaan Axmed Dalmar.

Dhalinyarada caasimada Hargeysa ayaa su’aalo waydiinaya masuuliyiintani,sidoo kalena gudoomiyaha maxkamadda gobolka Maroodijeex ayaa soo bandhigay dhacdooyin naxdin leh oo khuseeya Kufsiga oo soo maray maxkamadda.

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

Follow us on Instagram: @Hargeisapress

Follow us on Twitter: @HargeisaP

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here