Hordhaca Barnaamijka Qanci Dadkaaga Iyo Biyo Yaraanta Hargaysa Oo Dhib Badan Ku Haysa Bulshada Caasimada

0
1709

Hargeysa, (HargeisaPress) — Waxaan daawadayaal halkan idinku soo gudbinaynaa hordhaca barnaamijka Qanci  Dadkaaga oo ka baxa HCTV,waxaana doorkan lagaga hadli doona Biyo yaraanta haysata bulshada Caasimada Hargeysa iyo dhibaatooyinka ay kala kulmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here