HAMBALYO MEHER WACAN: Xuseen Maxamuud Ciise Iyo Hoodo Muxumed

0
983

HargeisaPress — Tafaftiraha Guud ee Shabakadda HargeisaPress.com. Shiine Cilmi Kaahin iyo Wariyayaasha Shabakadda HargeisaPress.com. oo kala ah Mohamed Adan, Hassan Mohamed, Mahad Kadleye, Caydarus Ismail, Siciid Xasan. Waxaa halkan Hambalyo balaadhan oo aan la soo koobi Karin ka diraya Weriyayaasha kala ah.Agaasimaha Bulsho tv C/rashiid nuur Wacays xaaskiisa iyo caruurtiisa,Agaasimaha Star tv Xasan Maal Dhidar,Tafatiraha Wargeyska Sahan Siciid khaddar C/laahi xaaskiisa iyo caruurtiisa,Cumar Aw Cali Axmed xaaskiisa iyo caruurtiisa, C/naasir Guray Meecaad,Nagiib C/laahi Colaad,Cabdicasiis Cali Nuur iyo xaaskiisa,C/raxmaan Muxumed (Fantastic),Faysal Maxamed Aadan(fifa),Siciid Maxamed Cali xaaskiisa iyo inantiisa,Badri Koosaar Maxamuud iyo xaaskiisa,Cismaan Maxamed Cismaan,Maxamed Cabdi Ibraahin,Dhamaan dadkaasi waxay Hambalyo bogaadin aan la soo koobi karin hawda u marinayan Boqorka iyo boqorada Xuseen Maxamuud Ciise Iyo Hoodo Muxumed Cige oo shalay oo taariikhdu ahayd 4/5/2015 meherkoodu ka dhacay hotel Imperial ee magaalada hargeysa. Waxaanay leeyihiin asxaabtaasi Ilaahay aqalgalkiina ha idinku gaadhsiiyo Bashbash iyo Barwaaqo, hana idinka yeelo kuwii isku waara ee ubad-khayr qaba kala hela Insha Allaah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here