HAMBALYO MEHER WACAN: jacfar Axmed Badde iyo Ugbaad Axmed Xaashi + DAAWO SAWIRADDA

0
1342

HargeisaPress  —Dhamaan Bahda Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Shiine Cilmi Kaahin, Mohamed Cabdiraxmaan Yaasiin(Mohamed Carab), Mahad Kadleye, Cumar C/Risaaq Cali, Xuseen Maxamuud Maygag. Sabaax Cabdi Aadan, Guled Iman Muxumed.Dhamaan dadkaasi Waxay Hambalyo bogaadin aan la soo koobi karin hawda u marinayan Boqorka iyo boqorada  jacfar Axmed Badde iyo  Ugbaad Axmed Xaashi.

11209426_917340164999472_2713638241828909445_n

 

Gacal iyo Sokeeya-ba Guurkiinna lagu farax, Guurkiinnu Guur Khayr, Gurigiinna Guri Negi Guulloow ka yeel

Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA Maxamuud Cabdi Jaamac (Xuuto)

Guddoomiyaha Himilo Media Group Madar Cabdi Axmed

Cabdifataax Ismaaciil Mursal,

Mustafe Cabdi Maxamed (Janaale),

Xasan Maxamed Yuusuf

Ibraahin Axmed Maxamed (Shiine)

Shiine Cilmi Kaahin

Maxamuud Cali Maxamed (Walaaleeye)

Eng. Cabdicasiis Cali Nuur,

Guuleed Cabdi Buushe,

Maxamed Saleebaan Cumar

Cabdiraxmaan Xasan Cabdi,

Siciid Cawil Axmed,

Cali Jaamac Maxamed,

Muuse Faarax Jaambiir,

Khadar Iid Kaariye,

22188_917339988332823_6032570310471733494_n

Khaddar Maxamed Cakulle,

Cabdiwahaab Axmed Cabbeeye,

Xayaad Maxamed Cabdilllaahi,

Sahra Cabdiwahaab Sheekh Axmed,

Saleebaan Ibraahin Xaashi,

Cismaan Axmed Cismaan

Xasan Cumar Xasan,

Xasan Maxamed Jaamac (Baanarooma),

Maxamed Cabdalle,

Saleebaan Ibraahin Xaashi (Saleebaan-guray),

Nimco Cumar Maxamuud,

Safiya Cali Yuusuf,

Sahra Ciidle Nuur,

Ayaan Cabdirisaaq Jaamac,

Nafiisa Maxamuud Muuse,

Maxamed Siciid Cabdillaahi (Xarrago),

Faysal Xiis Weerar (Afgaab),

Cabdiqaadir Aadan Carab,

Cismaan Axmed Cismaan Siciid Cabdi Xuseen,

Muniir Axmed Cigaal,

Maxamed Cabdi Sheekh (Ilig),

Cabdiraxmaan Aw Aadan Dhammeeye,

Cumar Maxamed Faarax,

Sagal Mustafe Xasan Nuur,

Cali Xasan Sugulle,

Xasan Maal Dhidar,

Cabdiwahaab C/Rashiid Xuseen,

11151059_917340054999483_8434884281774381251_n

Axmed Maxamed Saleebaan,

Saleebaan Cabdi Cali (Kalshaale)

Cabdiqani Cabdillaahi Axmed (Asbaroo),

Cabdiqaadir Maxamed Ciid,

Xasan Xuseen Cabdillaahi (Keefkeef),

Maxamed Axmed Jaamac (Caloolay),

Cabdirashiid Cali Sheekh Maxamed

Maxamed Cabdi Cumar (Cirro),

Kayse Axmed Digaale,

Khadar Macallin Deeq iyo dhammaan Suxufiyiinta Somaliland iyo Asxaabtaas kala duwani waxay Hambalyo iyo bogaadin aan la soo koobi karin hawada u marinayaan:-

jacfar Axmed Badde iyo  Ugbaad Axmed Xaashi

11143682_917340298332792_3125528514005298131_n(1)

Oo Mehrkoodu ku qabsoomay  16 May, 2015, Huteel Maansoor ee magaalada Hargeysa, waxaanay leeyihiin noqda kuwii Aqal-galkooda ku gaadha Nabad-qab, Farxad, Bash-bash iyo Barwaaqo, isku raaga ee Ubad khayr qabana Illaahay kala siiyo. Aammiin………Aammiin…….Aammiin…Allaah ha aqbalo.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here