HAMBALYO MEHER: Cabdi Sahal Ismaaciil iyo Leyla Nuux Muxumed oo Meherkoodu ka dhacey Magaalada Burco.

0
1274
Closeup view of wedding bouquet over red background

HargeisaPress —Cabdixakiin Maxamed Cabdi-badhaf,Xuseen Cabdilaahi Xuseen(Girgire), Maxamed Cawil Xaaji Nuur(xoog), Keyse Axmed Digaale,Sakariye Saxardiid Axmed(Awaare), Maxamed Maxamuud Ubaxle, Jaamac Aadan Carab (jeesto) Cabdi kariim Abokor Axmed,Maxamed Cabdi Cawil,Xasan Cali Jaamac,Axmed Cabdilaahi Sulub (gacma dheere),Mustafe Maxamed Xuseen(Jaylaani), Maxamed Xaaji Axmed,Cabdirisaaq Yuusuf Macalin,Aadam Daa,uud Axmed,Muuse Yuusuf Raabi,Cabdi-caliim Siciid Bulaale(Cado),Jaamac Cali Faarax,Eng.Maxamuud Ducaale,Cabdiraxmaan Nuux Axmed(hiiraan),

Dhamaan Dadkani Waxey Hambalyo Meher oo Qiima Badan Hawada U Marinayaan  Cabdi Sahal Ismaaciil  iyo  Leyla Nuux Muxumed oo Meherkoodu ka dhacey Magaalada Burco.

Dhanka kale, Dhamaan Maamulka, Hawlwadeenada iyo Wariyeyaasha Shabakadda HargeisaPress.com oo kala ah Tafaftiraha Guud ee HargeisaPress. Shiine Cilmi Kaahin, Amed-yasin sheikh Axmed, Cumar Sheekh, Mohamed Cabdiraxmaan Yaasiin(Mohamed Carab), Mahad Kadleye, Abdirakiin Mustafe Cali, Xuseen Maxamuud Maygag. Sabaax Cabdi Aadan, Guled Iman Muxumed, Faysal Maxmaed Cumar, Cabdikariim Qoorgaab.Abdikareem Mahamed Aw Aadan Iyo Jamac Axmed Jamac, Samiir Xasan Cabdi. Dhamaan dadkaasi  Waxay Hambalyo U dirayan Meherka Cabdi Sahal Ismaaciil  iyo  Leyla Nuux Muxumed oo Meherkoodu ka dhacey Magaalada Burco. Waxaanay leeyihiin noqda  Reerkii Lagu Nastee Lagu Negaado Aqal Galkoodana ku Gaadha Bashbash iyo Barwaaqo Aamiin Aamiin Aamiin Allaha Ha Inaga Aqbalo.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here