Hambalyada Meherka Dr Mohamed hamud cabdi iyo Nasra siciid cilmi

0
2484

Bahda aqoonyahanka Kulan academy centre Gudoomiyaheeda Mohamuud haji muuse iyo Gudoomiye kuxigeenka Ahmedyasin sh cumar saraakiisha Ahmed geology Mohamed timo Engineer Mohamuud Prof Mukhtaar caabi Mubaarig sh faisal iyo dhamaan bahda Mahcadkaas ka mid ah sidoo kale Dhakhaatiirta dalka Dr saed mohamed aw cali Dr essa abdi jaamac Dr Mahfuud Dr gaas Dr Abdiqaadir sh mohamed ahmed  iyo bahda saxaafada Gaar mareegta Hargeisa press Gudoomiyaheeda Shiine cilmi kaahin Tifatiraha Guud Ahmedyasin Sh omar Ahmed Suldaan Muxiyadiin suldaan odowaa Suldaan Abshir hasan cali Caydaruus sh muxumed Cali sh muxumed Sh mohamed sh ismaaciil Xildhibaaan Abdikarin sh cumar Siciid ahmed siciid Cabdi khadar mohamed Cabdirahman Muuse Cabdirisaaq sh mohamed ahmed waxay dadkaas oo dhami hambalyo udirayaan waxaanay leeyihiin ilaahay ha idinka dhigo qoys balaadhan oo ubad iyo barwaaqo alle ha idinku deeqo barwaaqo ku noolaada

Meherka

Dr Mohamed hamud cabdi

Dr Nasra siciid cilmi

oo ka dhacay Masjid cumar cismaan hargeisa somaliland mallintii sabtida ahayd

ilaahay ha idinka dhigo qoys balaadhan oo ubad iyo barwaaqo alle ha idinku deeqo barwaaqo ku noolaada

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here