Gudoomiyihii Gobolka Awdal Ee Madaxwayne Ku Xigeenku Shaqadii Ka Joojiyay Oo Ka Hadlay Shaqo Ka Joojinta Lagu Sameeyey Kana Jawaabay Eedaymo Loo Soo Jeediyey

0
989

Hargeysa, (HargeisaPress) —Gudoomiyihii gobolka Awdal ee shalay uu madaxwayne ku xigeenku shaqadii ka joojiyey Mustafe Shiine ayaa ka hadlay shaqo joojinta uu ku sameeyey madaxwayne ku xigeenku,waxaana uu ka jawaabay eedaymo loo soo jeediyey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here