Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Walaac Xoogan Ka Muujiyey In Shirka London Somaliya Lagaga Qaado Cuna-qabatayntii Hubka Ee La Saaray

0
1338

Hargeysa, (HargeisaPress) —Gudoomiyaha ahna murrashaxa madaxwayne ee xisbiga UCID ayaa walaac xoogan ka muujiyey in shirka London ka qabsoomaya 11 Bishan in Somaliya laga qaado cunaqabatayntii dhanka Hubka ee la saaray.

Waxaana uu xukuumadda Somaliland ugu baaqay inay ka hadasho  isaga oo sheegay in ay saamayn ku yeelan doonto Somaliland.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here