Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye iyo wefti culus oo uu Hoggaaminayo Oo Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweeyay Gabiley + SAWIRRO

0
1039

GABILEY , (HargeisaPress) —Guddoomiyaha, ahna murrashaxa Madaxweynaha xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi iyo wefti culus oo uu hoggaaminayo, ayaa maanta si ballaadhan loogu soo dhaweeyey Gobolka Gabiley oo uu booqasho ku tagay maanta.

muse 66

intii ay socotey isdiiwangalin qaadhashada kaadhka codeynta oo muwwaadin kastaa looga baahnyahay mihiiim tahay inuu qaofkastaa  qaato oo uu hiiliyo gobalkiisa uu kasooo jeedo ayaaa waxaa boooqashashoyin kala duwan kusooo gaadhayey gobalka axsaaabta mucaridka ee xisbi ucid iyo wadani.

muse gabil

Hadaba waxaa aan isuguna ka madhnayn booqashaadni xisbuulka xaakim kulmiye ee musharaxa madaxwayne utaaganyahay muuse biix cabdi ooo saaka wafti musharaxuu hogaaminyo lagaga hortagey degaanka caabudla ooo ay ku sugayeen bulshada qaybaheeda kala duwan sidooo kale waxa sooo dhawyntani iyaguna qaybteeda kulahaa wasiirada iyo xubno barlaamka ee kazoo jeeda gobalkani sidoo kale maayarka gobalkani gabiley iyo badhasaabka ayaa iguna waftiga musharaxa usoo galbiyey dhinaca gablbeedka gabiley oo wadada wayn ee halbawlaha u ah galbeedka gabiley buux dhaafiyey dadwayne tiro ooo taageero wayn uhayayey haldoorkoda lawada sugayey ee musharaxa madaxwayne ee xisbiga kulmiye iyadooo waftiga musharaxa  sidoo kale dadwaynaha reer gabiley qaybeehada ka duwan ay siii buuux dhaafiyeen faaagraha wayn ee khayriyada gabiley ooo waftiguu soo gaadhey aad ereyo gubaabo xambaarsan ay ku dhawaqeen.

 muse 7

Kolkii uu waftigu sooo gaadhey barxada wayn ee fagaaraha ooo ay ku sugnayeen cuqaal waxgarad miisan culus ku leh gobalkani ayay cuqaashu ka jeediyeen hadalo fariimo oo ay ugudbinayaanbulshada reer gabiley iyo musharaxa madaxwayne ooo hal door si wayn loo sugayey uu gobalka gabileyna yahay gobalkiisi iyagooo cuqaasho tilmaamay inuu gobalkani yahay mid baaladhan dadkiisuna badanyahay mihiimna tahay iney dadwaynaha reer gabiley codeeyan oo ay la tartamaan gobalada awdal.burco.iayagooo cuqaashu fariin dheer udireen komishanka qaran oo ah in loo kordhiyo mudada diiiwan galinta madaama oo ay aabro baahni halaleen tulooyinka iyo deegamada gobalkani leeyahay.

mus g 2

Sidooo Maayarka Gabiley Maxamed Aamin Cumar ayaa isugana fariinta ugubinayey xambaarsanayd inuu manta muuuse markhaati kayahay waxa manta halkani ka dhacey ooo dadwaynaha gobalka madaxwaynhoooda mustaqbalka tageersanyihiiin dadkana usheegay iney isdiiiwan galiyaan oo aanay gobalkooda hagran.

 

 muse gabiley 2

Intaa ayaa musharaxu madaxwayne ee dadka gobalkiisa ugudbiyey farii gubaabo iyo yadadiilo xambaarsan kula Hadley dadwaynaha reer gabiley inuu gobalkani yahay gobal aanay kalsooni daro tahay in cid looo daba fadhiisto dadkana usheegay iney uhagar baxaaan codkooda iyo gobalkoooda oo aay xaqirin halka aykasoo jeedan una mahad naqey dadwaynaha aad usoo dhaweeyey ee bacadka utaagnaa iyadoo aaabro ay jiraan.

muse gab

muse 5

 

 

Abdikareem Mahamed Aw,Aadan — HargeisaPress — Gabiley

Email:  wacay28@hotmail.Com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here