Gudoomiyaha Baanka Somaliland Oo Sheegay Inaanay Waxba Ka Qaban Karin Sicir Bararka

0
930

Hargeysa, (HargeisaPress) —Gudoomiyaha Baankaa Dhexe ee Somaliland ayaa waxa uu markii ugu horaysay cadeeyay inaanay waxba ka qaban karin Sixir bararka Dalka Aafeeyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here