Guddiga Qaban Qaabada Xuska 18-ka May Ee Minneapolis and St-paul, Minnesota Iyo Hareeraheeda Oo Fariimo Muhiin Ah U Diray Jaaliyadda Somaliland.

0
1027

Minneapolis, (HargeisaPress) —Guddiga Gacanta kuhaysa u diyaar garawga munaasibada 18-ka May ee ku began sanad guurada 26aad ee ka soo

wareegtay dib ula soo noqoshada madax banaanida Somaliland ee lagu qabanaayo magaalo madaxda Minneapolis ayaa fariin u diraaya jaaliyada Somaliland ee ku dhaqan Minneapolis, Sant Paul iyo hareeraheeda.

Guddida ayaa jaaliyadda ka war galisay wakhtiga la qabanaayo munaasibada loogu dabaaldagayo 18-ka May. Ku was oo sheegay in xalfada laqabanaayo 20-ka bisha May oo ku began maalinSabtida ah. Xalfaddaas dabaal dag eed oo adduunka lagu tusaayo madaxbananida Somaliland ayaa noqonaysa xalfadii ugu balaadhnayd ee ka dhacda gobolka Minnesotam magaalooyinka loo yaqaan, Twin Cities.

Sanadka waxaa nasiib u yeeshiin in ay farxadaa munaasibada la qaataan fanaanka caanka ah ee, NUUR JAMA ADAN_NUURDAALACAY, iyo fanaaniinta reer Minneapolis oo aancidi ka maqnay.

Sidoo Kale xubnaha guddida ahi waxay ku war geliyeen jaaliyada in lacagta ka soo xaroota munaasibadan qaar loogu deeqidoono dadka kudhaqan Somaliland ee ay abaarta xunihayso. WaxaanayJaaliyada kuladardaarmeen inay ka soo qabygalaan sitaakulada abaarta loogu helo dhaqaalebadan.

Waxaa Qoraalkan Qoray Gudiga Somaliland Community of Minnesota.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here