Guddiga Kasoo Kabashada Abaaraha Somaliland Oo Shaaca Ka Qaaday Qorshayaal Ay Dhawaan U Fulin Doonaan Dadkii Ay Abaartu Saamaysay

0
1043

Hargeysa, (HargeisaPress) —Guddiga kasoo kabashada abaaraha Somaliland ayaa waxay shaaca maanta ka qaadeen qorshayaal ay dhawaan fulin doonaan,waxaana ay sidoo kale ka dhawaajiyeen in aanay wali hayn qaadhaan ay ganacsato iyo dad kale ku dhawaaqeen inay bixinayaan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here