Faysal Cali Waraabe Oo Sheegay Inay Hargeysa Ku Casuumayaan Ergayga Soomaaliya Eriday

0
847

Hargeysa, (HargeisaPress) —Guddoomiyaha xisbiga  Ucid Eng Faysal Cali Waraabe, Ayaa Ka Hadlay Go,aanka somaliya ku eriday Ergayga Qaramada Midoobay ufadhiyay muqdisho isagoo sheegay in maamulka madaxwayne farmaajo ku kaceen fal aanay garanayn natiijadiisa, Sidoo kale faysal Cali waraabe ayaa soo jeediyay in   ay Hargeysa ku casuumayaan ergaygii ay  Soomaaliya eriday.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA WAREYSI UU SIIYYAY WARIYE XASAN GALAY OO KA TIRSAN TALFESHANKA HORN CABLE TV

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here