Dowladda Kenya oo ka tacsiyeeysay khasaarihii ka dhashay weerarradii xalay ka dhacay magaalada Muqdisho

0
846
Wasiirka arrimaha dibadda ee Kenya

NAIROBI, Kenya  – Dowladda Kenya ayaa sheegtay in ay dareen xanuun badan la qeybsaneyso dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed kaddib weerarradii dhimashada badan sababay ee xalay ka dhacay magaaalada Muqdisho.

Qoraal ka soo baxay Wasaarradda arrimaha dibadda Kenya ayaa lagu sheegay in dowladda Soomaaliya iyo Shacabka uga tacsiyeeynayaan khasaaraha ka dhashay weerarradii ay soo qaadeen wax ay ugu yeeraan kooxaha Argagixisadda.

Akhriso Qoraalka ka soo baxay Wasaarradda Arrimaha dibadda Kenya:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here