Dhaq-dhaqaaqa Dhoofka Xoolaha Nool Oo Si Aada Looga Dareemayo Dekeda Magaalada Berbera+Laba Markab Oo Xoolo Sida Oo Xalay Ka Shiraaqday Dekeda Iyo Masuuliyiin Ka Hadlay

0
1030

Hargeysa, (HargeisaPress) —Dhaq-dhaqaaqa dhoofka xoolaha nool ee laga dhoofiyo Somaliland ayaa si aada looga dareemayaa dekeda magaalada Berbera,waxaana habeenimadii xalay ahayd dekeda magaalada Berbera ka goostay oo ka shiraaqday laba Markab oo sida xoolihii Moosinka Xajka.

Sidoo kalena dekeda magaalada Berbera ayaa waxa ku xidhan maraakiib sida rar kala duwan oo kuwaas oo qaarkodo laga rogayo rarkii saarnaa.

HargeisaPress News Desk — Hargeysa

info@hargeisapress.com

Follow us on Instagram: @Hargeisapress

Follow us on Twitter: @HargeisaP

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here